Madaxweyne Erdogan oo ku dhawaaqay Talaabo ay uga aargudanayaan Mareykanka

Dowlada Mareykanka ayaa cunaqabateyn saameyn badan yeelatay kusoo rogay dalka Turkiga kadib markii dowlada dalkaasi ay diiday in ay xabsiga kasii deyso Baadari Mareykanka u dhashay oo ku xiran dalka Turkiga. Madaxweyne Erdogan ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisu uu qaadayo talaabo aargudasho ah uuna canaqabateyn adag kusoo rogi doono badeecooyinka ka yimaada dalka Mareykanka … Continue reading Madaxweyne Erdogan oo ku dhawaaqay Talaabo ay uga aargudanayaan Mareykanka